anqari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Ilmo markaa dhashay caano ama biyo siin. ld canqari.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh anqari ↴
anqarin [m.f.dh]
eeg anqari. ld anqaris, canqarin.
anqaris [m.l]
ld anqarin.
canqari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld anqari.
canqarin [m.dh]
ld anqarin.
canqaris [m.l]
ld anqarin.
hanqarid [m.f.dh]
eeg hanqar².
sanqari [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Ka s.: wax sanqar ka yeersiin. ld shanqari, sharqami.
sanqarid [m.f.dh]
eeg sanqar². ld shanqarid, sharqamid.
sanqarin [m.f.dh]
eeg sanqari. ld shanqarin, sharqamin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg