Ansaar

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Muslinkii hore oo reer Madiina oo Nebi Maxamed (nnk) iyo Muhaajiriintii soo dhoweeyey oo taageerada weyn u fidiyay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ansaar

jaansaar | jaansaar | jaansaaran | jaansaarid | jaansaarnaan | jaansaarnaansho | ansaarax | ansaarax | ansaarixid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg