aqin
(m.f.dh)eeg aqi. ld caqin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aqin ↴
laaqin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laaqi. ld laaqis.
raaqraaqin [m.dh]
Siima raaqraaqin: siima jirin, siima noolaan.
xaaqin [m.l] (-nno, m.dh)
Mafiiq, minfiiq.
baaqin [m.l]
ld baaqimo.
baaqin [m.dh]
Summad alif ah oo idaha shanshada ama tagoogta loogu dhigo.
caqin [m.dh]
ld aqin.
faqin [m.dh]
ld fiqin.
fashaqin [m.f.dh]
eeg fashaqi. ld fashaqis.
haqin [m.f.dh]
eeg haqi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg