aqli
(m.l)

ld caqli.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aqli

caqli [m.l] (-iyo/cuquul, m.dh)
Awood binu'aadanka u gaar ah oo ay wax ku kala gartaan; garaad. ld aqli.

caqliceli [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
U c.: cid waxay samayn lahayd ka waanin.

caqlicelin [m.f.dh]
eeg caqliceli.

caqliggaab [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
(caqliggaab, m.dh) Qof aan caqli badan lahayn.

caqliley [m.dh] (-eeyo, m.dh)
Haween caqli badan leh.

caqlillaawe [m.l] (-wayaal, m.l/dh)
Nin aan caqli fiican lahayn.

caqlilow [m.l] (-wyo, m.dh)
Nin caqli badan leh.

caqlisasho [m.dh]
ld caqliyaysasho.

caqliso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld caqliyayso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg