aqood
(m.f.dh)

eeg aqoo. ld aqoonsho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aqood

aqoo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3]
(yaqaan, taqaan; yiqiin, tiqiin/aqooday, aqootay) Wax hore loo kasayey muddo dambe dib u garasho. Tus. “Hashi iga luntay ayaan geel ka aqooday”.

dhabbaqood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg dhabbaqoo.

halaaqood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg halaaqoo.

hantaaqood [m.f.dh]
eeg hantaaqoo. ld hataaqood, hitaaqood, nitaaqood.

hataaqood [m.l]
ld hantaaqood.

hintaaqood [m.l]
ld hantaaqood.

muraaqood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg muraaqoo.

nitaaqood [m.l]
ld hantaaqood.

tayaaqood [m.l]
ld tannaagood.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg