Aqoon farsamo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. (qaan.) Ficil ama xaalad sharciyeesan uu sharcigu oggolaaday ama ansixiyey. 2. Hab aqooneed, ama xeelad wax lagu sameeyo hawl, farsamo, gaar ahaan dhinaca cilmiga ama farsamada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aqoon farsamo ↴
meheradlaawe |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg