Aqoon-beereed

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(c.beer.) Sayniska beeridda dalagyada oo ay ka mid yihiin mashaakilka dalagyada soo go'a, ka hortagga cudurrada, horumarinta noocyo dalag oo kala duwan iyo maamulka, xanaanaynta, iyo bacrinta carrada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aqoon-beereed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg