arbushan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-shmay, -shantay; -shmi)Wax la arbushay noqosho.
arbushan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-shnaa, -shnayd)Wax la arbushay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arbushan ↴
arbushmid [m.f.dh]
eeg arbushan¹.
arbushnaan [m.f.dh]
eeg arbushan². ld arbushnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg