Ardiyad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Cashuur ay dawladdu ka qaaddo qof leh dhul bannaan ama dhismo. 2. Caddaynta lahaanshaha guryaha;mulkiyad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ardiyad ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg