arkiifiyo
(m.l) (-iyaal, m.l)

Ururin ama keydin macluumaad, qoraal, dukumentooyin, sawirro, iwm. Kaasoo xambaarsan macluumaad ku saabsan waddan taariikhdiis, meel, urur, qaab sawir, iwm.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arkiifiyo

diiwaanhayn [m.dh]
Meel wax lagu diiwaaniyo; arkiifiyo. ld diiwaaniye.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg