carrafo
(m.dh)

ld arrafo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carrafo

arrafo [m.dh]
Bilaha sannadka soomaaliga ee dayaxa tan ugu dambeysa oo xajka la guto. ld carrafo.

sagaalaad [m.l]
1. Maalinta bisha Arrafo sagaalka tahay oo muslimiintu xajinaysaa banka carrafo taaganyihiin. 2. Roob da'ay maalintiisa sagaalaad ee riibigu kaco.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg