Aruur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Caano a. ah: caano yar oo dhigaal ah oo hadba in lagu daro si ay u bataan.

Aruur

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Wax kala firirsan meel isugu tegid. ld urur³, uruur.

Qambaruur*

Tiiranyo ka muuqata qof ooyaya ama murugeysan


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aruur

jaabee | umaamad | ururi | ururid | ururin | ururis | urursanaan | urursanaansho | urursasho | ururso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg