Ururi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Wax meel isugu keenid. 2. U u.: kaalmo cid la siinayo dad kala duwan uga qaadid. ld aruuri.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ururi

xaab | xaabee | qaamuus | qaaraan | raaf | urur | ururid | ururin | ururis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg