Aruuri

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Wax kala firirsan meel isugu geyn. 2. Ku a.: wax, wax kale ee ugu geli karo ku libdhin. ld ururi, uruuri.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aruuri

jaabee | ururi | ururid | ururin | ururis | uruuri | uruurid | uruurin | uruuris |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg