Aruursan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Wax kala firirsanaa oo meel isugu yimid ahaansho. 2. Ku a.: wax, wax kale ee uu geli karo ku libirsan ahaansho. ld urursan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aruursan ↴
urursanaan | urursanaansho | uruursan | uruursanaan | uruursanaansho | aruursanaan | aruursanaansho | qambaruursan | qambaruursanaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg