asaabboon
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax aan dembi ama xumaan samayn ahaansho (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asaabboon ↴
asaabboonaan [m.f.dh]
eeg asaabboon. ld asaabboonaansho.
asaabboonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld asaabboonaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg