Ash
Qaabnaxa: Falkaab | Adverb Isrogrogga:A. ma aha: ma fiicna.
Iskaashi*
Si wadajir ah u wada shaqeyn. Tusaale: "Hoggaamiyayaashu waxay ballanqaadeen inay iska kaashan doonaan soo afjaridda dagaalka sokeeye"
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Dasho*
Waa xubinta taranka ee xoolaha dhaddiga ah
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Hibasho*
Xasuus dhib(Gocosho)
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Jeedaasha*
Jeedaasha
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Jeedaasha*
Jeedaasha
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ash ↴
haabasho | jaabajaabeysasho | saabasho | saabbilaash | xaabsasho | jaabeysasho | gaabsasho | aamiinsasho | maadasho | maadeysasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg