Asii

Qaabnaxa: Xiriiriye | Conjunction Isrogrogga:

(nax.) 1. Erey lagu xiriiriyo laba weer aan xor ahayn; “oo”. Tus. “Haddaan lacag siiyo asii diido, maxaan sameynayaa?” 2. Erey lagu xiriiriyo laba weer xor ah; “-na”. Tus. “Lagac baan siiyay asuu diiday”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga asii

baabaha masiixiga | baabasiir | kaadi | yaasiinmaddoone | saabuun | tafaasiil | waasii | waasiin | yurasil | aayoonka haydarojiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg