Asiib
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. Dhibaato weyn cid ku dhicid. “Inkaar baa asiibtay Cali”. 2. Arrin xalkeeda dhabta helid. Tus. “Ardaygii jawaabtii waa asiibay”. ld aseeb.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga asiib ↴
aseeb | aseebid | asiibid | bakhtiyaanasiib | baqtiyaanasiib | kabasiib | kabasiib | kabasiibid | masiibo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg