Asiidh-cabirid
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(kiim.) Saafid-mugeed ama mitimis asiidh-beys halkaas oo milan caadi ah oo asiidh ah lagu daro milan ribnaantisi dahsoontahay oo ah beys tilmaame ku jiro. Alkalicabiridduna waa roganka asiidhcabiridda. Eeg alkalicabirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga asiidh-cabirid ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg