asiidh-dufaneed
(m.l) (-dyo ..., m.dh)(baay.) Iskudhis orgaanig ah oo ka kooban silsilad haydarookaarboon iyo dhammaad ah koox kaarboogsayl.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asiidh-dufaneed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg