Asiidh-ooman

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo ..., m.dh)

(kiim.) Iskudhisyada la falgala biyaha soona saara asiidh. Tusaale ahaan, karboon laba ogsaydh waxa uu lafalgalaa biyaha waxaana samaysma kaarboonig asiidh: CO2(g) + H2O(aq) = H2CO3(aq).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga asiidh-ooman


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg