Askaaris

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga: (-syo, m.dh)

(baay.) Abla-ablaynta qaarkeed waxay ka tirsanyihiin duulka loo yaqaan fasmaydiya (Phasmaidia), waxaanay leeyihiin af leh 3 ilaa 6 baabila.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga askaaris


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg