Askaree

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

1. (f.g) Askari ka dhigid (qof). 2. (f.mg) Askari iska dhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga askaree

askarayn | caskaree | kornayl | kullad | sarreeye |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg