askarmaroodi
(m.l)

1. Qof aan ahayn shaqaale rasmi ah oo mararka qaarkood uu adeege ka yahay isbitaal, xero militari iwm. 2. Qof askari ahaan loo adeegsan jiray mararka qaarkood miyiga wax ka qaban jiray.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh askarmaroodi

caskramaroodi [m.l]
ld askarmaroodi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg