Askoorbik-asiidh
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(kiim.) Fitamiin biyaha ku milanta oo aan looga maarmiin xoojinta soohyada iyo isku haynta unugyada, sameynta kollaanjikana waa ka qayb qaadataa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga askoorbik-asiidh ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg