Askun
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld askumid.
Askun
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-umay, -untay; -umi)1. (f.g) Bilaabmid; dhalasho. 2. (f.mg) Ka soo a.: ka billaabmid; ka dhalasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga askun ↴
askumid | dabeyl-kulul | mansuun | shiilcad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg