Astur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qarinta ceeb ama iin cidi leedahay. 2. ld asturid.

Astur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Cid ceebteeda qarin. 2. Wax dayacan xafidid. 3. Wax xabaalid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga astur

qaawan | asturan | asturan | asturid | asturmid | asturnaan | asturnaansho | kashif |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg