Awoodla'aan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Wax aan awood lahayn; tabardarro; karti la'aan. ld awoodla'aansho, awoodli'i.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga awoodla'aan

awoodla'aan | awoodla'aansho | awoodli'i |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg