Awoodsii

Qaabnaxa: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Cid karti ay wax ku qabato u yeelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga awoodsii

awoodsiin | awoodsiis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg