Awrdhal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Awrka markastaba hasha qurbac ka dhalo. 2. Hal da' kasta qurbac dhasha. ld awradhale.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga awrdhal ↴
awradhale |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg