Axadh
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Cuntada dhadhankeeda la jeclaysto. 2. Hadalka nuxurkiisa dib loo sii dhadhansado.
Axadh
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xdhay, -xadhay)Arrin si aad ah u lafagurid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga axadh ↴
axadhid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg