Ayax
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:(c.nafl.) Cayayaan yaryar, oo baalal iyo lix lugood oo labada dambe ka dhaadheeryihiin kana xoog badanyihiin kuwa kale leh, koox koox aad u badan isu raaca oo dhirta iyo dalaggaba waxyeeleeya.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ayax ↴
maalin dayaxeed | aayaxumaan | aayaxumaansho | aayaxumi | aayaxumo | aayaxun | abbaayguddoy | baalquraanle | bayaxaw |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg