Ayeeyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Hooyadaa hooyadeed ama aabbaha hooyadiis. 2. u.j: ayeeyooy! 3. U.j: wiilka aan ayeeyada u ahayow!; gabadha aan ayeeyada u ahayey.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ayeeyo ↴
abbaayguddoy | abooto | ayeeyolugadheer | ayeeyolugdheer | duriyad | macooyo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg