Aynnu

Qaabnaxa: mu.dhm.y Isrogrogga:

Magacuyaal tilmaama qofka koowaad ee wadarta ah oo ku jira kuwa lala hadlayo ama wax loo qorayaa; innagu. Tus. “Guriga aynnu aadno”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aynnu


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg