Ba'an

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-'naa, -'nayd)

1. Wax aad u dhibaato badan ahaansho (abaar, colaad iwm). 2. Wax gardaran ahaansho. 3. Ku b.: wax, wax aad uga hela ahaansho. Tus. “Warfaa sigaarkuu ku ba'anyahay”. 4. Ku b.: wax, wax aad u yaqaan ahaansho. Tus. “Jaamac xisaabtuu ku ba'anyahay”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ba'an

waali | ba'an | ba'naan | galda' | gamaar | gamaari | xorgog |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg