Baabuur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Gaadiid dhuleed matoor leh oo dadka iyo xamuulkaba qaada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baabuur ↴
aad | haad | raac | baabuurraac | taangi | taayar | wad | aanee | bangalo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg