Taangi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

1. Weel bir ah oo baabuurta ku rakiban oo biyaha, baasiinka iwm lagu shubo. 2. Nooc baabuurta qafilan ee dagaalka ka mid ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taangi


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg