Baakad
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-dyo, m.l, /-do, m.dh)Warqad adag oo qaab sanduuq leh oo badeecooyinka lagu rido. ld baako.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baakad ↴
baako | isteeg |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg