baalin
(m.f.dh)

eeg baali². ld baalis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baalin

sabaalin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg sabaali.

baalis [m.l]
ld baalin.

boor-kamakacdo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Haween isku darsatay caajisnimo iyo baalinnimo.

dabaalin [m.f.dh]
eeg dabaali. ld dabaalsiin, dabbaalin, dabbaalsiin, dabbaalsiis.

dabbaalin [m.dh]
ld dabaalin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg