Baaluq

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

B. ah: qof da'di qaangaarnimada gaarey.


Baaluq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

Da'dii qaangaarnimada gaarid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baaluq

caado-immaansho | baaluqad | baaluqid | baaluqnimo | baaluqo | ciso-la'aan | niinf |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg