baanis
(m.dh)

ld baanid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baanis

baane [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
1. Codkar; nin yaqaan hadal faan, dhaar iyo handadaad isugu jira jeedintiisa. 2. Khaniis. 3. ld baanise.

baanid [m.f.dh]
eeg baan³. ld baanis.

baanise [m.l]
1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld baane.

baaniso [m.dh]
ld baanise (1).

waldabaanis [m.l]
ld waldabaanin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg