Baaqi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Tiro go'an inta ka baxday mooyee inta kale ee ka soo harta; haraa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baaqi ↴
tabaaqil | xaasil | afjaaq | baaq | baaqbaaqid | baaqid | baaqimo | baaqin | baaqin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg