Baaquli
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Weel maacuunta ka mid ah, dabool leh sidde lahayn oo wax lagu shubto.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baaquli ↴
tabatabbo | dhooblow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

