Baaris
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Neef irmaan oo candhadiisa ayan caano ka muuqan.
Baaris
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:ld baariyid.
Baaris
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:ld baarid².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baaris ↴
aqoonbaaris | baarid | baariyid | barbaaris | cilmibaaris | dabaggal | degalbaaris | dharcad | haybaaris |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

