Baarroho

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Dhiil yar oo loogu talaggalay in lagu shubo caanaha dhayda ah ee la rabo in ay fadhi noqdaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baarroho


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg