Baashaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Sheeko, ciyaar iwm oo waqti isku dhaafin. 2. ld baashaalid.
Baashaal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)Sheeko, ciyaar iwm. waqti ku dhaafin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baashaal ↴
baashaali | baashaalid | baashaalin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg