Baashir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Si wanaagsan oo farxad iyo reyn-reyn leh qof u qaabilid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baashir

baashirid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg