Baaskiil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Gaadiid laba lugoodle ah, aan matoor lahayn oo lagu socodsiiyo lugaha. ld Bushkuleeti, bushkaleeti.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baaskiil

bushkuleeti |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg