Bushkuleeti
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Gaadiid laba lugoodle ah oo lugta lagu socdsiiyo; baaskiil. ld bushkaleeti.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bushkuleeti ↴
baaskiil | bushkaleeti |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg